Xildhibaano kale oo looga dhawaaqay Kismaayo iyo Xiisad soo korortay (Akhriso Magacyada iyo Qabiilada)

Guddi doorasho ay dhawaan magacaabeen Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa saakay ku dhawaaqay liiska Xildhibaano ay sheegeen in ay soo xuleen waxgaradka Jubbaland. Liiska Xildhibaanada ay soo saareen kooxda kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa gaaraya 66-Xildhibaan, waxaana guddigan soo bandhigeen magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanadan dhankooda soo magacaabeen. Qaar badan oo kamid … Continue reading Xildhibaano kale oo looga dhawaaqay Kismaayo iyo Xiisad soo korortay (Akhriso Magacyada iyo Qabiilada)